Wararkii Ugu Danbeeyey Shirkii Golaha Wadatashi Qaran oo Dib u Furmay Markale

Marxaladii ugu adkeyd ayuu marayaa Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalintii afaraad galay.

Madaxda ayaa goordhoweyd ka soo laabtay qado iyo nasiino kooban. Ilo ku dhow dhow shirka ayaa sheegaya in dood adag ay ka leeyihiin Madaxda xallinta arrimaha muhiimka ah ee la isku haayo, sida arrinta Amniga oo Ra’iisul Wasaaruhu meel adag ka taagan yahay, halka Madaxda kale ee dowlad Goboleedyada ay ku kala fog yihiib doodahooda oo labo dhinac ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*