Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Qarax Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

Wararkii Ugu Danbeeyey Qarax Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

0

Booliska Soomaaliya oo war ka soo saaray Qarax ka dhacay degmada Xamarweyne.

Saaka 10 Jan 2024 abaare 12:20 AM ayeey AS si dhagar ah, walxa qarxa usoo dhigeen Suuga Marwaas gaar ahaan Kaalin Shidaal ee Degmada Xamarweyne.

Ciidamada Amaanka ayaa dadka ka badbaadiyay, goobta xiray. Isla markaana, qarxiyay abaare 01:00 PM Duhurnimo.

Ma jiraan wax qasaare ah oo ka dhashay.

 

Ad
Previous articleXasan Shiikh oo Gaaray Wasaarada Gashaandhiga Lana Hadalay Ciidamada Xooga Xili Dagaalka Itoobiya laisku diyaarinaayo(Sawiro)
Next articleWararkii ugu Danbeeyey War cusub oo kasoo kordhay mooshinkii laga gudbiyay heshiisyadii Itoobiya iyo Imaaraadka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here