Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Wararkii Ugu Danbeeyey Laashin Hussein Moordoon oo Goordhow La Dilay

Wararkii Ugu Danbeeyey Laashin Hussein Moordoon oo Goordhow La Dilay

0

Laba Nin oo ka mida Amniyaadka Al shabab ayaa ku dhax toogatay gudaha Dagmada Afgoye Nabadoonkii beesha wacdaan kadibna way ka baxsaden goobta.

Laashin Hussein Moordoon mid ka mida Nabadoonadii Afgoye loogu jeclaa ayuu ahaa balse Maanta dagmadiisa ayee si xun loogu dhax dilay .

Bishan Gudaheeda waa Nabadoonki 2 aad ee Al shabab ku dilaan Dagmada Afgoye G” Sh” Hoose .

 

Ad
Previous articleMaxay ka wadahadleen Xasan Sheekh iyo Erdogan oo teleefoon ku xiriiray
Next articleRa’isul Wasaare Xamse oo xaliyay Tabashooyin ay qabeen madax katirsan Galmudug iyo Jubbaland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here