Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Dilka Saakay loogaystay Gudoomiye Faqay Cabdulle Mayoow

Wararkii Ugu Danbeeyey Dilka Saakay loogaystay Gudoomiye Faqay Cabdulle Mayoow

0

Warar Dheeraad ah ayaa Kasoo Baxaaya Dilka Saakay Magaalada Muqdisho loogu Gaystay Gudoomiye Ku Xigeenkii Maamulka Iyo Maalyada Degmada Awdhiigle ee Gobalka Shabeelada Hoose Faqay Cabdulle Mayoow.

Marxuumka ayaa Waxaa Toogasho Gaadma Ah ku Dilay Kooxo Bustoolado Ku Hubaysnaa Xili uu ku Sugnaa Degmada Xamar Jajab Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Isgoyska Ceelgaabta.

Raga Dilka Gaystay ayaa Rasaas kala Dhacay Marxuumka Qaybaha Sare ee Jirkiisa Taas oo Sababtay unuu Meshaas ku Quurbaxay .

Raga Dilka Gaystay ayaa Degdeg Meesha Uga Baxsaday Magaalada Muqdisho ayaa Maalmahaan Waxaa Soo Hagaagay Amnigeed Waxaana Yaraaday Dilalkii Masax Jabiska ahaa.

Ad
Previous articleHadal kasoo yeeray Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo Hadal Hayn badan Dhaliyay
Next articleAmiir Mohamed bin Salman oo ku hanjabay inuu xayiraado kusoo rogi doono Imaaraadka Carabta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here