Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Dilka Muqdisho loogu gaystay Gudoomiyihii Degmada Aadan Yabaal

Wararkii Ugu Danbeeyey Dilka Muqdisho loogu gaystay Gudoomiyihii Degmada Aadan Yabaal

0

Magaalada Muqdiso Waxaa Maantay lagu Dilay Marxuum Maxamuud Sheekh Xasan oo maanta lagu dilay degaanka Daarusalaam ee magaalada Muqdisho.

Marxuum Maxamuud Sheekh wuxuu ahaa Gudoomiyihii hore ee Degmada Aadan Yabaal koox Bistoolada ku Hubaysnaa Kana Kokbnaa Laba Dhalinyara ah ayaa Rasaas ku Boobaday Marxuuumka Dhalinyarada Dilka gaystay ayaana Deg deg Goobta ka baxsaday.

Raga Dilka Gaystay ayaa La sheegay inay Ka Tirsanaayeen kooxda Alshbaab Ciidmada amaanaka oo Goobta Gaaray ayaana Sameeyey Baaritaaan Natiijo la.aan kusoo Dhamaaday.

Xalay Ayay ahayd markii Qof isasoo miidaamiyay uu isku Qarxiyay maqaayada Blue sky oo Ku Taal meel ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya.

 

Ad
Previous articleIsrail oo Duqayn ku laysay Falastiniyiin Qax Ku Jiray
Next articleHoggaamiyaha Xamaas Ismail Haniyah oo sheegay in Maraykanka uu mas’uul ka yahay weerarka dhimashada badan dhaliyey ee Israa’iil ku qaadday caawa isbitaalka al-Ahli ee Gaza

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here