Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Dilka Loogaystay Macalin Shariif Maxamed oo Muqdisho lagu dilay

Wararkii Ugu Danbeeyey Dilka Loogaystay Macalin Shariif Maxamed oo Muqdisho lagu dilay

0

Warar Dheeri ah ayaa Laga Helayaa Dilka loogu gaystay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Degmada Dharkeenleey Macalin Shariif Maxamed Xuseen (Abgaalow) oo ahaa Macalin Dugsi Quraan kaas oo Caan ka ahaa Degmada Dharkeenleey

Sida aan xogta ku helay waxaa dilkiisa geystay kooxo aan heebtooda la garanayn kuwaas oo Raas ku Boobay Qaybaha Sare ee Jirkiisa.

Alshabaab ayaa Loo Malaynaayaa inay Ka Danebeeyeen Dilka Macalinkaan oo Koox Madax jabis ah ay ku Dileen Degmada Dharkeenleey.

Amaanka magaalada Muqdisho ayaa Maalmihii Danbe soo Hagaagaayay Dilalka noocaan ah ayaana Marmar ka dhaca Magaalada Muqdisho jimcihi lasoo Dhaafay ayay ahayd Markii Degmada Hodan Lagu Qabtay nin ka Tirsanaa Alshabaab oo Dil ugaystay Ganacsade Daganaa Degmada Hodan

Ad
Previous articleAgaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka oo Goordho la Magacaabay kadib is Casiladii Xuseen
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Dilka Loogaystay Gudoomiye Cabdullahi Yarisoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here