Home Wararka Maanta Wararkii ugu Danbeeyey Dilka loo gaystay Ganacsadi Xasan Xaaji Daahir

Wararkii ugu Danbeeyey Dilka loo gaystay Ganacsadi Xasan Xaaji Daahir

0

Allaha unaxariistee waxaa Goordhow Magaalada Baladweyne lagu Dilay Ganacsadi Xasan Xaaji Daahir oo Kamid Ahaa Ganacastada Magaalada Baladweyne.

Ganacsadaha la dilay ayaa Mudooyinkii dambo Dhismo ka waday Kaliga waraaboolle, waxaana Dilay Koox Hubeeysan Sida Dad ka ag dhow Goobta ay sheegeyn.

Dilkiisa waxaa uu ka dhacay
Xaafada Howlwadaag kadib markii uu kasoo baxay Kaliga waraaboolle, ilaa iyo Hada Ma Cada Sababta ka Dambeeysay Dilkiisa iyo Cida dishay.

Dilka Ganacsatadaha waxaa Warbaahinta u Xaqiijiyay Qaar Kamid ah Eheladiisa.

Ad
Previous articleXiliga ciidamada Kenya ka baxayaan Soomaaliya oo la Shaaciyay
Next articleIsxaaq Aadan Shuceyb (Cumraani) oo Mudo kadib Isoo Gacan Galay Ciidanka Dowlada(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here