Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Wararkii Ugu Danbeeyey Dilka Loo Gaystay Daahir Maxamed Kaanti

Wararkii Ugu Danbeeyey Dilka Loo Gaystay Daahir Maxamed Kaanti

0

Warar Dheeri ah ayaa Kasoo Baxaaya Qarax Maantay Ka Dhacay Gudaha Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeele Qaraxaan oo Ahaa Miinada Dhulka Lagu aaso ayaa Ka Dhacday Suuqa Xoolaha ee Magaalada Jowhar.

Daahir Maxamed Kaanti ayaa oo ka mid aha Saadkiisha Maamulka iyo Maalyada Magaalada Jowhar ayaa La Xaqiijiyay inu Ku Dhintay Daahir ayaa Qaraxaan Waxaa Kasoo Gaaray Dhaawac Culus oo Sababay ugu Danbayntii inuu u geeriyoodo.

Qaraxaan ayaa Waxaa Sidoo kale Dhaawac kala Duwab Kasoo Gaaray Askar ku Sugnayd Halka uu Qaraxaan ka Dhacay Kuwaas oo Sugaayay Amaanka Goobta.

Suuqa Xoolaha Magaalada Jowhar ayaa Ahaa Maantay Mid aad U Mashqulbadan Maadaaba aya Ahayd Maalin sabti ah.

Majiro ilaa Hada Wax hadal ah oo kasoo Yeearay Maamulka Hirshabeele oo ku adanaa Qaraxa ka Dhacay jowhar iyo Geerida Daahir Maxamed Kaanti.

 

Ad
Previous articleLaftagareen oo isku shaandhayn ku sameeyey Wasiirada Koobfurgalbeed
Next articleWasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo laga deyriyey iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ballan qaaday in talaabo laga qaadi doono “xadgudubyada safiirada”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here