Home Wararka Somaliya Somaliland Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalkii Laasacaanood iyo Madaafiic Wali Ku Hoobanaysa Magaladaas

Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalkii Laasacaanood iyo Madaafiic Wali Ku Hoobanaysa Magaladaas

0

Somaliland ayaa aroornimadii hore ee saaka ilaa waqtigan oo ay saacada Afrikada barri tahay 04:17 daqiiqo ee galabnimo, madaafiicda culus ku garaacaysa magaalada Laascaanood, iyadoo madaafiicdan ay tahay mida qoryaha waa weyn.

Inta la xaqiijiyey madaafiicda ku dhacday gudaha Laascaanood, maanta waxaa ku geeriyooday 7 qof oo iskugu jira askar iyo dad rayid ah, sidaas oo kale dadka deegaanka ayaa dhankooda Taliska Goojacade ee SL ku riday hoobiyayaal.

waxaana la xaqiijiyey dhimashada 8 kamid ah askarta Somaliland, labo kamid ahna ay yihiin saraakiil darajo ciidan hayay iyo dhaawacyo ka badan 15 askari oo la geeyey Isbitaalka OOG.

Ad
Previous articleLaasacaanood:”Albaabka guriga ayuu ka baxay wax yar ka dib gariir ayaa dhacay banaanka ayaan u soo baxay waxaana arkay meydka walaalkay”
Next articleWAR DEG DEG AH: Wagner oo qabsatay xarumo muhiim ah iyo wararkii ugu dambeeyey xiisadda Ruushka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here