Home Wararka Somaliya Puntland Wararkii ugu Danbeeyey Dagaal saaka ka Dhacay magaalada Laascaanood

Wararkii ugu Danbeeyey Dagaal saaka ka Dhacay magaalada Laascaanood

0

Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa hadda deggan kadib dagaal saaka aroortii dhacay.

Ciidamadaisku hor fahiya magaaladaasi ee kuwa Somalilnd iyo dhanka deegaanka ayaa saaka subaxnimadii is fara saaray iyadoo markii dambe ay xaaladdu qabowday.

Dhawaqa hubka nuucyadiisa kala duwan ee la’isku adeegsaday ayaa laga maqlayay qaybaha kala duwan ee magaalada.

Lama xaqiijin khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi oo socday mudadasi kooban mana jiraan wax war ah oo kasoo baxay dhinacyada is haya.

Ad
Previous articleMadaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame oo sheegay in uu Xilka ka degayo uuna noqonayo Wariye
Next articleMaxkamad ku taalla Nigeria oo diiq ku xukuntay gowrac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here