Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaal Culus oo Ka Dhacay Maxaas

Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaal Culus oo Ka Dhacay Maxaas

0

Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada deegaanka iyo kuwa ay dhowaan geysay Dowladda ayaa galabta ayaa weli ka socda degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, sida ay soo sheegayaan dadka ku sugan Maxaas.

Dagaalka ayaa bilawday kadib markii askar ka tirsan Guutada Khaalid Bin Waliid ee ka tirsan ciidamada Soomaaliya ay weerareen ciidamada deegaanka ka dibna ay dileen nin ka tirsanaa ciidanka deegaanka.

Ciidamada Macawiisleyda oo falkaasi dilka ka careysan ayaa ka dib weeraray xerada ciidanka Khaalid Bin Waliid.

Khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa la soo sheegayaa Ciidmda Dowlada ayaana Laisugu geeyey Xerada Aya Ka Daganaayeen Maxaas kadib markii looga adkaaday Dagaalka.

Ad
Previous articleMasuuliyiintii lagu Waayay Xatooyo Xoolo Dad Wayne oo Wali Xabsiyada ku jira Xili Maxkamada Ay Fasaxday
Next articleMuxuu ku salaysan yahay saami-qaybsiga Golaha Wakiillada Somaliland ee Baarlamaanka Soomaaliland ansixiyay?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here