Home Wararka Maanta Wararkii ugu dambeyay ee Qasa iyo Marinka Rafax oo la’ furayo

Wararkii ugu dambeyay ee Qasa iyo Marinka Rafax oo la’ furayo

0

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa israa’iil ku qanciyay islamarkaana kula heshiiyay in gargaar xaddidan la gaarsiiyo Marinka Qasa.

Maalintii laba iyo tobnaad (12), oo duqeymo iyo go’doomin ay Qasa ku jirto waxaa ka dhashay dhibaato bini’aadannimo oo xaalad cakiran geliyay Qasa iyo dadka reer Falastiin.

Biden ayaa sheegay in madaxweynaha Masar Cabdul-Fatax Al-sisi uu aqblay in la furo Marinka muhiimka ah ee Rafax si gargaar loo gaarsiiyo dadka reer Falastiin ee xaaladdu ku adagtahay.

Beri ayaana la Qorsheeyey in 22 Gawaari oo Sida Gargaar ay ka Gudbaan Marinka Rafax Maraykanka ayaana Ka Digay in Xamaas Leexsato Gargaarka.

Ad
Previous articleXiddiga reer Masar ee Mohamed Salah oo muuqaal qiiro leh soo duubay ugana hadlay xasuuqa ay Yuhuudda ku hayso Falastiiniyiinta
Next articleMadaxda Mucaaradka Oo Digniin Culus u Diray Madaxweyne Xasan Shiikh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here