Home Wararka Maanta War naxdin leh oo farriin u ah dadka doonaya inay Mareykanka galaan

War naxdin leh oo farriin u ah dadka doonaya inay Mareykanka galaan

0

Maamulka madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa lagu wadaa inuu derbi ka dhiso koonfurta gobolka Texas, si loo yareeyo sara u kaca qulqulka muhaajiriinta.

Derbiga oo dhererkiisu yahay ilaa 20 mayl (32km) ayaa laga dhisi doonaa deegaanka Starr ee dhaca xadka uu la leeyahay Mexico, halkaas oo laga soo wariyay tira dad badan ay ka soo talaabeen.

Sanadkii 2020-kii Madaxweyne Biden ayaa balan qaaday inuusan dhisi doonin derbi kale hadii la soo doorto..

Ad
Previous articleRoobab xooggan oo sababay dhimasho & burbur oo ka da’ay Magaalada Baydhabo
Next articleDiyaaradaha dagaalka Mareykanka oo soo riday diyaarad Turkiga leeyahay oo Howlgal ku jirtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here