Home Wararka Maanta War Hada Ah: Weerar Dad lagu dilay oo ka dhacay Duleedka Gaalkacyo

War Hada Ah: Weerar Dad lagu dilay oo ka dhacay Duleedka Gaalkacyo

0

Wararka laga helayo Magaalada Gaallacyo ayaa sheegaya in Caawa Duleedka Magaalada lagu dilay labo Qof Halka Qof kale la dhaawacay.

Gaari ka baxay Gaalkacyo ayaa Jidka loo galay waxaana rasaas Huwiyay Maleeshiyo kasoo jeeda dhanka Galmudug Madama Dadka dhibaatada soo gaartay ay kasoo jeedeen dhanka Puntland.

Labada Maamul ee Galmudug iyo Puntland ayaa lahaa Xiriiro feecan Sanadihiu u danbeeyah inkastoo Dilalka aanooyinka ay wali taaganyihiin.

Gaariga ayaa ku soo socday dhanka Galbeed gaar ahaan Goldogob waxana Dadka dhibaatada soo gaartay la keenay Gaalkacyo.

Falkan Caawa dhacay ayaa ku soo aadaya iyadoo Koonfurta Gobolka Mudug ay ka socdaan Dagaalo lagula jiro Shabaab.

Shacabka iyo Maamulka Puntland ayaana dhawaan Galmudug u muujiyay taageero iyo Shidaal iyo Raashin gaarsiiyay Ciidanka.

Lasoco waxa soo kordha

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleSenator, Gen Cabdi Qeybdiid oo Maamulka, Culimadda, Odayaasha iyo dhalinyaradda Degaanka Ceeldibir ka gudoomay xoolo nool iyo Ciidan. Sawiro
Next articleMaamulka Galmudug oo ka Hadlay Weerar Dad Shacab lagu dilay oo ka dhacay Duleedka Gaalkacyo