Home Wararka Somaliya Hirshabeelle WAR DEG DEG: Qarax ka dhacay degmada Jalalaqsi & Masuuliyiin ku dhaawacmay

WAR DEG DEG: Qarax ka dhacay degmada Jalalaqsi & Masuuliyiin ku dhaawacmay

0

Qarax kale ayaa goor dhow ka dhacay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan sida ay sheegayaan wararka degmadaas naga soo gaaraya

Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday gaari waxyaabaha laga soo buuxiyey oo lagu weeraray xarun ay degmadaas ku leeyihiin ciidamada ATMIS ee ka socda Jabuuti.

Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay qaraxan kaasoo soo gaaray askar iyo dad shacab ah oo goobtaas ka dhowaa

Warar soo baxaya oo aan si rasmi ah loo xaqiijin ayaa sheegaya in Gudoomiyahi degmada Jalalaqsi Maxamed Dabaashi iyo Masuuliyiin kale ay ku dhawacmeeen qaraxa.

Wax yar ka hor ayey aheyd markii qarax weyn oo gaari loo adeegsaday lagu burburiyey buundadii degmada Buulo Burte oo isku xireysay magaalada Muqdisho iyo gobolada dhexe.

Ad
Previous articleQarax goor dhow lagu burburiyey Buundadii degmada Buulo Burde (Sawirro)
Next articleDEG DEG: Gudoomiyihii Degmada Jalalaqsi oo Ka Mid noqday Dadka ku Geeriyooday Qarax goordhow Ka Dhacay Dedmadaas(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here