Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg: Alshabaab oo weerar Qaraxyo ah ku Qaaday Ciidamada Difaac...

War Deg Deg: Alshabaab oo weerar Qaraxyo ah ku Qaaday Ciidamada Difaac Mudug iyo Senotor Cabdiqaybdiid oo ku Dhaawacmay

0

Alshabaab ayaa Saakay Aroortii Hore Gaari Qarxyo ku Raranyihiin ku Weeraray Ciidmada Daraawiiishta Galmudug oo kaabiga Ku Haayay Degmada Bacaadwayn Gaar ahaan laasgacameey.

Wararka Hordhac ah ayaa Sheegaaya in Qaraxaan ay ku Dhaawacmeen Masuuliyiin uu ku jiro Senotar Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid iyo Xildhibaan Dhabancad oo ku Sugnaa Jiida Hore Dagaalka.

Dhanka kale Waxaa Goobta Ku Dugnaa Madaxweyne Qoor Qoor iyo Mahad salaad Waxaase la Xaqiijiyay inay nabad Qabaan Qoor iyo Mahad Salaad.

Dhaawacyada ayaa Hataan La Gaarsiyay Hospitaalka Degmada Wisil lama Oga Khasaaraha Rasmiga ah ee ka Dhashay Qaraxaan Saakay.

Kala soco Wixii Faahfaahin Mudug24

Ad
Previous articleWaa Kumaa Cabdi Madoobe, Sargaalka SSC ee Soomaaliland Ku Sheegtay argagixisada?
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Iyo Khasaaraha Ka dhashay Qarixii Alshabaab ku Qaadeen laasgacameey oo Qoor Qoor kusugnaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here