Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH:Wasiirka Ciyaaraha Oo Xilka Qaaday Gudoomiyihii Sababta u ahayd...

WAR DEG DEG AH:Wasiirka Ciyaaraha Oo Xilka Qaaday Gudoomiyihii Sababta u ahayd Guuldaradii Iyo Fadeexadii shalay dhacday

0

Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya Xil. Maxamed Barre ayaa Shaqada Ka Joojiyey Gudoomiyaha Xirriirka Cayaaraha Fudud ee Soomaaliyeed, oo sabab u aheyd in guul daraddii Soomaaliya ee Orodkii lagu fashilmay.

Haweeneyda shaqada laga joojiyey ayaa Habar yar u ah gabadhii loo waday Tartankii Shiinaha ka dhacay ee lugaha nuuxin waysay iney orodo iska daaye.

Shalay Ayay Ahayd Markii Nasro oo Qaranka Soomaaliya Matalaysay ay Ceeb iyo Fadeexad kala Kulantay orodkii 10 mitir ah oo Ka Dhacaayay Dalka China.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan shiikh oo Markale Soo Faragaliyay Xaalada Laasacaanood
Next articleAl-Shabaab oo ka carootay magacyadii saxaabada ee loo bixiyay guutooyinka militariga Soomaaliya?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here