Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya Xil. Maxamed Barre ayaa Shaqada Ka Joojiyey Gudoomiyaha Xirriirka Cayaaraha Fudud ee Soomaaliyeed, oo sabab u aheyd in guul daraddii Soomaaliya ee Orodkii lagu fashilmay.
Haweeneyda shaqada laga joojiyey ayaa Habar yar u ah gabadhii loo waday Tartankii Shiinaha ka dhacay ee lugaha nuuxin waysay iney orodo iska daaye.
Shalay Ayay Ahayd Markii Nasro oo Qaranka Soomaaliya Matalaysay ay Ceeb iyo Fadeexad kala Kulantay orodkii 10 mitir ah oo Ka Dhacaayay Dalka China.
Ad