Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Qarax Culus oo Ka dhacay Muqdisho iyo Ragii Watay...

War Deg Deg ah:Qarax Culus oo Ka dhacay Muqdisho iyo Ragii Watay oo la qabtay

0

Qarax Culus oo jugtiisa Laga Maqlay intababan Muqdiaho ayaa Goordhow ka Dhacay Degmada Deyniile.

Saraakiisha amniga ayaa Xaqiijiyay in gaari la qabtay oo la rabay ina labaaro uu Qaraxay Gaariga inta uusan Qarixin ayaa Waxaa kasoo Dagay laba nin oo Ciidamadu ku amreen inay Dhulka yimaadaan.

balse markii ay ka Dageen ayuu Qaraxay Gaarigii Ciidamadii ku sugnaa Koontaroolka yaana Gacanta Ku dhigay labadii nin lama oga Khasaaraha Rasmiga ah ee ka Dhashay Qaraxaan oo aad U Cuslaa.

Wa qarixi labaad oo Ciidmada amaanku Fashiliyaan Mudo laba asbuuc Gudahood ah Alshabaab ayay aad ugu adkaatay in Gudaha Magaalada Muqdisho Qaraxyo soo Galiyaan Waxayna Soo Dhaafi la.yihiin Baraha Koontaroolada ee Gaadiidka Lagu Baaro.

Ad
Previous articleSaraakiil Sar sare oo Gaaray Dhuusamareeb Xili Madaxweyne Xasan shiikh Dhuusamareeb kasoo Guuraayo(Sawiro)
Next articleHoggaamiyaha Jabhadda Gacanlibaax oo ka hadlay shantii maalin loo qabtay inay buurta uga soo degaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here