Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Soomaaliland oo looqabsada taliskii weynaa ee meleteriga Somaliland...

War Deg Deg ah: Soomaaliland oo looqabsada taliskii weynaa ee meleteriga Somaliland ee Goojacade(Sawiro)

0

Dagaal Culus oo Saakay aroortii ka Qarxay Magaalada Laasacaanood kaas oo u Dhaxeeyey Ciidamada Soomaaliland iyo ku SSC ayaa Waxaa soomaaliland land laga Saaray Saldhigii ugu Waynaa ee Todobo bilood ka Dagaalamayeen ee Goojacade.

Ciidanka SSC-Khaatumo ayaa gacanta ku dhigay Taliska Goojacade, Maxaabiis & baabuur ciidan oo ay Somaliland leedahay ayaa lagu qabtay.

Dagaalka ayaa wali kasocda goobo ka durugsan goobtan, gaar ahaana jid ay si kedis ah ugu baxeen ciidanka Somaliland.

Ad