Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Qqarax Xoogan Oo Ka Dhacay Muqdisho

WAR DEG DEG AH: Qqarax Xoogan Oo Ka Dhacay Muqdisho

0

xooggan ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Dhawaaqa jugta qaraxa ayaa waxaa si weyn looga maqlay gudaha magaalada, ayada oo cirka isku shareertay uuro.

Qaraxa oo jugtiisa cusleyd ayaa waxaa la sheegay inuu ka dhacay degmada Xamarweyne, mana cadda weli nooca uu ahaa iyo khasaaraha ka dhashay.

Sidoo kale lama xaqiijin weli cidda lala beegsaday qaraxaas oo sida aan xog hordhac ku helnay uu ka dhacay aagga City Mall ee degmada Xamarweyne.

Ad
Previous articleSaraakiil Maraykan ah oo Nigeria lagu laayey
Next articlePuntlnad oo ammartay in lasoo xiro Siyaasiin uu ku jiro lataliyaha Madaxweyne Xasan iyo Xasan Shire Abgaal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here