Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Maxkamada Gobalka Banaadir oo Ku Dhawaaqday inay Danbi...

War Deg Deg ah: Maxkamada Gobalka Banaadir oo Ku Dhawaaqday inay Danbi Ku Waysay…

0

DEG DEG: Maxakmadda gobolka Banaadir ayaa dambi ku weysay eedeysanayaasha kala ah:

1-Maxamed Aadan Koofi Agaasimihii hore ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

2-Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) Agaasimihii hore ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

3-Agaasimihii Canshuurta Berriga ee Wasaaradda Maaliyadda Muxiyadiin Xasan Jurus (Muxiyadiin Saabey)

Maxakamadda ayaa bari yeeshay waxayna hay’adihii ay ka tirsanaayeen amartay in dib loogu fasaxo xuquuqihii laga xayiray intii ay socotay dacwadda.

Ad