Baarlaamaanka Galmudug oo Maantay lahaa Kulan ayaa Isku Raacay in lagu Daro Hayadaha GalmudugĀ daray hal Sano.
Mudo xileedka galmudug laga bilaabo maanta waa 5 sano sida ay ansixiyeen baarlamaanka Galmudug.
56 Xildhibaan ayana ogolaatay mudo kordhin 1 sano ah Mana Jirin Cid Diiday.
Sidaan oo kale Jubaland iyo Koonfurgalbeed ayaa Mudo Kordhin Usamaysatay Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaana Wali Ka Hadlin Mudu Kordhintaa
Ad