Golaha Wasiiradda Galmudug oo Maanta ansixiyey Degmonimada Magaaloyinka Wisil iyo Baxdo oo Ka kala tirsan Mudug iyo Galgaduud,
Magaaloyinkaan ayaa Ahmiyad uleh Maamulka Galmudug madaama ay ku yaaliin Aaga difaac oo Muhiim ah.
Golaha wasiirada Galmudug ayaa Maanta shirkooda ku yeeshay Magaalada Baxdo Ee Gobolka Galgaduud,
Madaxweyne Qoor Qoor ayaa Dhawaan Gaaray Magaalada Baxda ee Maantay Degmada loo aqoonsaday.
Baxda iyo Wisil ayaa Ai wayn isaga Caabiyay Dagaalo ay Kuso Qaadeen Alshabaab Taas oo lagu Jabiyay Ururka Alshabaab Maleeshiyaad Farabadana looga Laayay.
Baarlamaanka Galmudug ayaa La Filayaa in Dhawaan Ay iyaguna Ansixiyaan Labadaan Degmo si ay Degmooyin Sax ag unoqdaaan
Ad