Home Wararka Somaliya Puntland WAR DEG DEG AH: Dagaal Culus oonKa Qarxay Magaalada Garowe

WAR DEG DEG AH: Dagaal Culus oonKa Qarxay Magaalada Garowe

0

War deg deg ah oo naga soo gaaraya magaalada Garoowe waxa uu sheegayaa in la maqlayo dhawaaqa rasaas xooggan.

 Dagaal qaraar ayaa Garoowe ku dhex maraya ciidamo ka amar qaata Deni iyo kuwo taabacsan isbaahaysiga badbaadada Puntland. Xabadda ayaa bilaabmatay kaddib markii kalfadhiga Baarlamaanka oo goordhoweyd furmay la aqbalay in laga doodo furista dastuurka Puntland.

Dad Goob joogayaal ah ayaa soo sheegaya in dagaalku uu ka bilowday xaafado ay ka midyihiin Xaafadda Kowda Agoust,Baarlamaanka illaa jidka Soddonka ee magaalada Garoowe.

Ad
Previous articleCiidamadii Xasiliyay Amniga Muqdisho oo Lagu Wareejiyay Amaanka Ceelisha Biyaha
Next articleDood ka socota baarlamaanka Puntland xilli rasaas laga maqlayo Garoowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here