Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa hadda ka socda Deegaanka Tukaraq ee Gobalka Sool.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamo uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaaash ay maanta ka ruqaansadeen Magaalada Garoowe, si ay u garab istaagaan Shacabka Laascaanood.
Dagaalkaan ayaa Kadib markii laasacaanood uu Ka bilowday Baanaanbaxyo Rabshada Wata kuwaas oo Ciidamada Soomaaliland Dad Shacab u badan ku laayeen Magaaladaas.
Ad