Home Wararka Maanta Mid ka mid ah Garsoorayaashii ugu waawaynaa Alshabaab ee Galmudug oo isasoo...

Mid ka mid ah Garsoorayaashii ugu waawaynaa Alshabaab ee Galmudug oo isasoo Dhiibay

0

Garsoore ka tirsanaa Maxkamadaha Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowlada Somalia ee howlgalada ka wada gobolada dhexe ee dalka.

Maxamed Muuse Wehliye ayaa ka mid ahaa garsoorayaal Al-Shabaab kala shaqeynayey Maxkamad ay ku leeyihiin degmada Galhareeri ee Gobolka Galgaduud.

Waxaa uu sheegay isagoo la hadlayey Warbaahinta dowlada inuu Al-shabaab si toos ah ula shaqeynayey muddo labo sano ah, haatana uu go’aansaday inuu iskaga tago, iskuna dhiibo ciidamada DF.

Sidoo kale, waxaa uu ka mahad celiyey sida ay u soo dhoweeyeen ciidamada dowlada, wuxuuna ugu baaqay ragga kale ee ka tirsan Al-Shabaab iney talaabadaasoo kale.

Ad
Previous articleWAR DEG DEG AH: Dagaal Culus oo U Dhexeeya Puntland iyo Soomaaliland oo Gordhow Bilowday
Next articleWAR DEG DEG AH:Dagaal Culus oo Ka Qarxay Gudaha Magaalada Lasaacaanood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here