Ciidamadda xoogga dalka iyo ciidanka macawisleyda degaanka camaara ayaa galankii danbe maanta baneeyay fariisimihii ay ku lahaayeen gudaha magaaladaasi, waxaana warar soo baxaya ay sheegayaan in ay u ruqaan sadeen dhinaca magaaladda Bacaadweyne.
Ma cadda sababta ka danbeysa bixitaanka ciidamada ee Camaara hase-yeeshee tani ayaa kusoo beeg-maysa xilli uu hakad galay dagaalka ka dhan ah Alshabaab ee ka soconayay Koonturta Gobolka Mudug.
Alshabaab ayaana Wali soo Gaarin Magaalada Camaara Mana Jirto Ciidan ku sugan Caawa Magaaladaas.
Ad