Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Ciidamada Dowalada oo la wareegay Degaano Hoostaga Degmada...

War Deg Deg ah: Ciidamada Dowalada oo la wareegay Degaano Hoostaga Degmada Ceelbuur

0

Wararka naga soo gaaraya Galmudug ayaa sheegaaya in Ciidamadii Huwanta ahaa ee ku wajahnaa Ceelbuur Durbaba la wareegeen Deegaano Hoos taga Degmada Ceelbuur oo Alshabaab Maamumaalan.

Ciidamada oo Dhowr jiho Ka baxay ayaa Kuwii Ugu Horeeyey Haatan waxay Gaareen Degaano badan oo alshabaab ku sugnaayeen Ciidamo Ka Baxay Degmada Guriceel ayaa Goordhow La wareegay Deegaanka Jaaw, Daaqaale Afcad ayay Ciidamadu Si nabad ah goordhow ula waregeen Degaanadaan ayaana Dhamaantood Hoostaga Degmada Ceelbuur.

Alshabaab kii ku sugnaa Deeganadaan ayaa isaga Baxay Markii ay Ciidamada Dowladu ku dhawaadeen Waana jihadii ugu horaysay oo looga dhawaaaday Degmada qadiimiga ah ee Ceelbuur.

Sidoo kale ciidada Dowlada ee ka baxay Maxaas ayaa Kaabiga Ku haaya Degmada Wabxo oo Deegaano u dhow ay la waregeen Alshabaab Daremaaya Cariirigii ugu darnaa Waxaan Xataa looga dabatagay Howkii ay ku dhuuman jireen.

Alshabaab ayaana La sheegay inay isugu Tageen Dhamaantood Degmada Ceelbuur oo ay donaayaan inay inay ku dagalaamaaan.

cabdulaahi cabdi raage oo Ka mid ahaa Taliyaayaasha Hogaaminayay Howlgalkaan sidoo kalena ahaa Raagii Hogaaminaayay Dagaalkii Alshabaab lagula Galay Guriceel iyo Dhuusamareeb 2009 ayaa Xaqiijiyay inay qarxiyeen Miinooyin Alshabaab ay deeganadaas kusii aaseen wuxuuna ka dhawaajiyay inay KUwajahanyihiin Degmada Ceelbuur oo aysan Dib ulaaban Doonin ilaa ay Alshabaab Kasaraan Galmudug.

Ad
Previous articleMadaxweyne Biixi oo loo doortay musharraxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye
Next articleJenaraal Ibraahim Muxyadiin iyo Ciidamo Maraykan ah oo uu Hogaaminaayo oo Gaaray Furimaha Dagaalka Galmudug(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here