Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg ah: Alshabaab oo Dagaal Culus ku Qaaday Deegaanka QodQod...

War Deg Deg ah: Alshabaab oo Dagaal Culus ku Qaaday Deegaanka QodQod oo Ciidamada Dowladu ku Sugnaayeen

0

Dagaal Xoogan Oo dhaxayeeya Ciidamada Beesha Ree Xaaji Salebaan & kooxda Alshabaab ayaa hada Ka Socda Deegaanka Qod-qod Oo Dhaxeeya Xinlabi iyo Camaara.

Dagaalkaan ayaa Yimid kadib Markii Alshabaab Ay Weerar Culus ku Qaadeen Saldhiga Ciidamada Beesha Saleebaan iyo kuwa Dowlada ee Ku sugnaa Deegaanka Qodqod.

Ciidamada Ku Sugnaa Deegaankaan la Weeraray ayaa Dhawaan Qabsday Deegaanka Xinkabi oo Alshabaab ku sugnaayeen Ciidamadaan ayaana Qorshaynaayay inay Weeraraan Degaanka Camaara oo Wali Alshabaab Maamulaan.

Lama oga Khasaaraha Rasmiga ah ee ka Dhashay Dagaalkaan oo Wali kasocda aaga Saldhiga QodQod.

 

 

Ad
Previous articleFeysal Cali Waraabe “Ooyin ayaa ka dambeyn doonta wafdiga Soomaaliya ee tagay Laascaanood”
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Dagaalkii Alshabaab ku Qaadeen Deegaanka Qod Qod iyo Gaadiid Dagaal oo lagubay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here