Home Wararka Maanta Waqtiga la dooranayo Fahad Yaasiin iyo Xildhibaano kale oo la shaaciyey goor...

Waqtiga la dooranayo Fahad Yaasiin iyo Xildhibaano kale oo la shaaciyey goor dhow (Akhriso)

0

Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle SEIT waxay shaacinayaan jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada BELEDWEYNE ee Dowlada Hirshabelle.

Kuraastan la shaaciyey waxaa ku jira kursiga HOP086 oo uu tartamayo Fahad Yaasiin horeyna uu ugu fadhiyey Xildhibaan Faarax C/qaadir.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA

Ad