Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Xiliga la Dooranaayo Kursiga Fahad yasiin oo la Shaaciyay Xili Rooble Ku...

Xiliga la Dooranaayo Kursiga Fahad yasiin oo la Shaaciyay Xili Rooble Ku Dhaganaa Kursigaan

0

Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle SEIT waxay shaacinayaan jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada BELEDWEYNE ee Dowlada Hirshabelle.

Kuraastan la shaaciyey waxaa ku jira kursiga HOP086 oo uu tartamayo Fahad Yaasiin horeyna uu ugu fadhiyey Xildhibaan Faarax C/qaadir.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA

Ad
Previous articleRaysulwasaare Rooble oo Kulan Xasaasi ah La Qaatay Beesha Caalamka(Sawiro)
Next articleWaqtiga la dooranayo Fahad Yaasiin iyo Xildhibaano kale oo la shaaciyey goor dhow (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here