Home Wararka Maanta Wafdigii ka socday Qadar oo Madaxtooyada kula kulmay Madaxda Dowladda

Wafdigii ka socday Qadar oo Madaxtooyada kula kulmay Madaxda Dowladda

0

Ergeyga ka socda dowladda Qatar Dr Mutlaq Al-Qahtani ayaa aqalka Madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay Madaxweyne Farmaajo.

Ergayga gaarka ah ee ka socday Dowladda Qatar, ayaa gaaray aqalka Madaxtooyada Waxaana la socday Agaasimaha hay’adda NISA Fahad Yaasiin.

Shirka ayaa soo dhamaaday goor dhaweed Waxaana wararku sheegayaan in uu kulan gaar ah la qaadan doono Ra’iisul Wasaare Rooble ergaygan gaarka ah.

Ergaygan gaarka ah ayaa xalay fiidkii kulan la qaatay wakiilada Beesha caalamka ee ku sugan Xalane.

Dr Mutlaq, ayaa caawa kulan la qaadan doono midowga Musharixiinta Sida ay ii sheegeen ilo muhiim ah.

Ad
Previous articleMusharaxiinta oo war ka soo saaray Tilaabadii Farmaajo uu ku Wareejiyay Awoodii dalka
Next articleRooble oo Shir isugu yeeray Maamul Gobaleedyada dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here