Home Wararka Caalamka Wafdiga Qadar ee Muqdisho yimid oo La kulmay Musharaxiinta (Sawiro)

Wafdiga Qadar ee Muqdisho yimid oo La kulmay Musharaxiinta (Sawiro)

0

Shir u udhaxeeyay Xubanah Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Masuuliyiin ka socda Dowladda Qadar ayaa ka dhacay Hotel Decale ee Muqdisho

Wafdigaan oo shalay soo gaaray Muqdisho ayaa kulama kala duwan ka wada Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Maanta ayay Madaxtooyada Soomaaliya kula Kulmeen R/W Wasaare Roobe waxayna kala hadleen Siyaasada soomaaliya sidii Loo dajin lahaa iyo Doorashada qabashadeeda.

Dowladda Qadar ayaa Lagu Tiriyaa dalalka sida weyn u taageera Soomaaliya kuna Xifaaltamaya Hagida Siyaasadda Guud ee dalka.

Ad
Previous articleRooble oo Shir isugu yeeray Maamul Gobaleedyada dalka
Next articleQM oo ka hadashay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here