Home Wararka Somaliya Puntland Wafdi Hordhac u ah safarka Madaxweynaha oo gaaray Garoowe

Wafdi Hordhac u ah safarka Madaxweynaha oo gaaray Garoowe

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Haruse oo hoggaaminayay wafdi hordhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa goordhow gaaray magaalada Garowe ee xarunta u ah Puntland.

Shaqada u taal Wasiir Haruse waxaa ka mid ah inuu dhammeeyo mugdiga soo kala dhex galay Xasan Sheekh iyo Saciid Deni iyo loolanka Mideeye iyo Kaah ee Puntland.

Madaxweyne Xasan sheikh Ayaa Horay u gaaray Konfur Galbeed iyo Galmudug, waxaana qorshuhu yahay inuu Biri gaaro Puntland

Ad
Previous articleDEG DEG:Ganacsade reer Galmudug aha oo Goordhow lagu Dilay Suuqa Bakaaraha
Next articleCumur Finish oo Maantay Dhagax Dhigay Mashruuc Reer Muqdisho Mahdiyeen(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here