Home Wararka Somaliya Waa sidee Xaalka Afhayeenka Xukuumada oo Goordhow Qarax ismiidaamin ah lala eegtay

Waa sidee Xaalka Afhayeenka Xukuumada oo Goordhow Qarax ismiidaamin ah lala eegtay

0

Goordhawayd ayay ahayd markii Qof naftiis Halige ah uu isku Qarxiyay Gaari uu Watay Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ahaa Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya.

 

 

 

Maamulka Isbitaalka Digfeer iyo xubno ka agdhow Macalimuu oo la jooga Isbitaalka waxay ii sheegeen in dhaawaca Macalimuu uu fududyahay islamarkaana uu fiicanyahay ogaalkiisa.

Ad
Previous articleDeg Deg Qarax lala eegtay maxamed ibraahim Macalimuu oo Muqdisho ka dhacy
Next articlePuntland oo iyana Shaacisay 10 Kursi oo Ka Mid noqon Doona Golaha Shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here