Home Wararka Maanta Puntland oo iyana Shaacisay 10 Kursi oo Ka Mid noqon Doona Golaha...

Puntland oo iyana Shaacisay 10 Kursi oo Ka Mid noqon Doona Golaha Shacabka

0

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 10-kursi oo katirsan aqalka hoose oo la filayo in lagu doorto magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland.

Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada Puntland ayaa lagu shaaciyay jadwalka iyo habraaca loo marayo doorashada 10-kursi, waxaana doorashada ugu horeeso ee kuraastan la qabanayaa 22-ka bishan .

Halkan ka akhriso jadwalka doorashada 10-kan kursi

Ad
Previous articleWaa sidee Xaalka Afhayeenka Xukuumada oo Goordhow Qarax ismiidaamin ah lala eegtay
Next articleSawiro: Xildhibaanada Golaha Degaanka Gaalkacyo oo Kalfadhigooda 3aad yeeshay kana Wada Hadlay Mashaariicda Kasocota Gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here