Goordhawayd ayay ahayd markii Qof naftiis Halige ah uu isku Qarxiyay Gaari uu Watay Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ahaa Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya.
Maamulka Isbitaalka Digfeer iyo xubno ka agdhow Macalimuu oo la jooga Isbitaalka waxay ii sheegeen in dhaawaca Macalimuu uu fududyahay islamarkaana uu fiicanyahay ogaalkiisa.
Ad