Home Wararka Maanta Waa Maxay Ujeedka safarka Xasan Sheekh uu ku tagey Sacuudi Careebiya?

Waa Maxay Ujeedka safarka Xasan Sheekh uu ku tagey Sacuudi Careebiya?

0

Sida ay faafisay Wakaaladda Wararka dowladda taabacsan ee SONNA, ajandaha booqashada Xasan Sheekh ku tagay Sacuudiga waxaa ka mid ah wadaxaajood muhiim ah oo mas’uuliyiinta Sacuudiga kala yeelan doono arrimo ku qotoma danaha labada dal, gaar ahaan amniga iyo horumarinta dhaqaalaha.

Faahfaahin intaas dheer lagama bixin ujeeddada ka dambeysa booqashada Madaxweyne Xasan xilligan Sacuudiga ku tagey.

Sacuudiga iyo xulufadiisa Carbeed oo ay ku jiraan Imaaraatka iyo Masar ayaa il gaara ku haya xiriirka sii koraya ee ka dhexeeya Muqdisho iyo Ankara, iyaga oo u arka in Turkigu lugaha ku soo fidsatay sabad Carbeed

Ad
Previous articleMadaxweynaha ugu da’da yar Afrika ku abaal-mariyay saaxiibkiisii heerkan gaarsiiyay
Next articleAlshabaab oo Maantay Dib Uqabsaday Laba Deegaan oo Muhiim ah oo Horay looga saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here