Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Alshabaab oo Maantay Dib Uqabsaday Laba Deegaan oo Muhiim ah oo Horay...

Alshabaab oo Maantay Dib Uqabsaday Laba Deegaan oo Muhiim ah oo Horay looga saaray

0

Ashabaab ayaa Saakay Dib Uqabsaday  Deegaanka Daarunimca oo Mudo badan Dagaalo Qaraar ku dhexmaray mareen Alshabaab iyo Ciidamada Dowlada oo kaashanaaya kuwa Macislayda Dhawaan ayay ahayd Markii Alshabaab Dagaal ku Qabsadeebn degaanka Daaru nimca kaas oo Markii danbe ay isaga Baxeen.

Deegaanka Daarunimca Wax adagaal ah kama Dhicin Saakay Balse Ciidamada Macawislayda oo halkaas ku sugnaa ayaa isaga Baxady Kadib Markii ay ka war heleen weerar Culus oo Alashabaab kusoo Qaadi Rabaan.

Ciidamada Dowlada oo Shalay Howlgal Culus ka sameeyey aaga Daarunimca kuwaas oo Miinooyin Badan Alshabaab ku aaseen daarunimca Kasaaray intaas kadib Ciidamada Dowlada ayaa soo aaday Degmada Alkowtahr kuwaas oo ka afuray Halkaas xalayna Ku hoyday.

Alshabaab oo ka war helay in Deegaanka Daarunimco ay joogaan kaliya Macawislay ayaa soo weeraray Daarunimca kuwaas oo qabsaday Dagaal la,aan Mudo ay ku sugnaayeen Magaaladaas Alshabaab ayaa isaga Baxay Haatan Daarynimca oo Lasheegay inay Gabi ahaanba Miineeyeen, Magaalada Daarunimaca ayaana haatan Haawanaysa manjiran Ciidan Dowlad iyo Alshabaab ku sugan Magaaladaas.

dhanka kale Alshabaabkii Ka baxay Deegaanka Daarunimca oo watay Gaadiid Dagaal aya sidoo kale Qabsaday Ceelbacaad oo Alshabaab laga saaray Lix bilood ka hor Ma jirin ayana wax Dagaal ah oo ka dhacay Ceelbacaad Waxaan KU sugnaa Ciidamo Mawislay ah oo isaga cararay Markii ay ka war heleen in Alshabaab kusoo wajahanyiin.

labadaan magaalo ayaa ka Tirsan Gobalka Shabeelada Dhexe waana furimaha laga difaaco Gobalkaas Dowlada Soomaaliya ayaana Qorshaynaysa inay Dib ubilowdo Dagaladii alshabaab looga Saari lahaa Galmudug iyo Hirshabeele kaas oo Dhawaan Jogsaday

Ad
Previous articleWaa Maxay Ujeedka safarka Xasan Sheekh uu ku tagey Sacuudi Careebiya?
Next articlePuntland oo Durbaba La Xiratay Itoobiya Xili ay sheegtay inay Dowlada Soomaaliya ka Goosatay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here