Ku dhawaaqida diiwaangelinta caabuqa ugu horreeya ee loo yaqaan infekshanka Florona, ee Israa’iil, kaas oo wata labo infekshanka ee fayraska Corona iyo hargabka, sida uu shaaca ka qaaday wargeyska Israel “Yediot Aharonot” waxay kordhisay cabsida laga qabo cudurka cusub.
Ururka Caafimaadka Adduunka ayaan ka hadlin waxa ay ku dhawaaqday warbaahinta Israel, taasoo keentay in dad badan ay raadiyaan nooca cudurkan cusub, iyo haddii uu ka yimid Fayraska Corona? Sideese khatar u yahay?
cudurka Florona waa infekshan isku mar ah oo uu la socdo fayraska Corona iyo hargab wada jir ah, sida laga soo xigtay “Yediot Aharonot” oo soo xiganaya ilo caafimaad oo Israel ah.
Warbaahinta Israel ayaa sheegtay in fayraska hargabku uu keeni karo cudurro halis ah, sida Sanbabada iyo dhibaatooyinka kale ee neefsashada, myocarditis iyo xitaa dhimasho.
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari , ayaa sheegaya in uu geeriyooday Cabdiraxmaan Shirwac Aw Siciid (Laahoor) oo horey uga tirsanaa saraakiisha sar sare ee kooxda Daacish,