Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Guddi wasiira ah u Magacaabay Afgambigii Xafiikiisa Lagu...

Ra’isul Wasaare Rooble oo Guddi wasiira ah u Magacaabay Afgambigii Xafiikiisa Lagu sameeyay

0

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa magacaabay guddi heer wasiir ah oo ka kooban shan xubnood u saaray si baaritaan ugu soo sameeyaan Afgembigii la sheegay in lagu qaaday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha 27-kii December.

Wasiiradaan ayaa kala ah.

1- Cabdulqaadir Maxamed Nuur Wasiirka gaashaandhigga—Guddoomiye.

2- Cabdullaahi Maxed Nuur Wasiirka Amniga Gudaha.

3- Cabdullaahi Abuukar Xaaji – Wasiirka Waxbarashada.

4- Gen Bashiir Maxamed Jaamac, Wasiirudowlaha Hawlaha Guud.

5- Cabdixakiim Xasan Ashkir, Wasiirudowlaha Xafiiska Ra’iisulwasaaraha.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray Xubnaha Guddigaan in ay baaristooda ku soo gabagabeeyaan muddo todobaad ah.

Ad
Previous articleWaa Maxay Cudurka Cusub ee Florona ee ka Bilowday Israel iyo Saameynta uu Leeyahay
Next articleFaransiiska oo la wareegay hoggaanka Midowga Yurub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here