Gole la magac baxay Badbaadada Galmudug ayaa maanta lagu wadaa in looga dhawaaqo Muqdisho, golahan ayaa ku mideysan siyaasiyiin iyo saraakiil ciidan, waxaana uu noqon doonaa Gole mucaarad ah oo ka dhan ah Maamulka Madaxweyne Qoorqoor.
Madaxweyne Qoorqoor ayaa bilo ka hor ka soo gudbay loolan siyaasadeed oo Ahlusuna kaga yimid, lama oga inuu ka gudbi karo midkan haatan ku soo fool leh, waana mid ku xirnaan doonta is bedelka ka dhasha doorashada Federaalka kaddib.
Ad