Home Wararka Maanta Ukraine oo war kasoo saartay tiro dad ah oo la laayay

Ukraine oo war kasoo saartay tiro dad ah oo la laayay

0

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa dambi dagaal ku tilmaamay dilka 50 maxbuus dagaal oo Jimcihii lagu dilay xarun lagu hayay maxaabiista dagaalka u xirnaa oo ku taal qaybta uu Ruushka ka haysto magaalada Donetsk.

Moscow, ayaa dhanka kale ku eedeysay Ukraine inay dishay maxaabiista isla markaana gantaallo lagu weeraray.

Taliyaha ciidamada Ukraine ayaa ugu baaqay Qaramada Midoobey iyo hay’adda Laanqeyrtra Cas inay baaraan dilka oo lagu eedeynayo Ruushka kaasoo beegsaday xabsiga si uu daboolo qaabka uu la dhaqmo maxaabiista dagaalka u xiran.

 

 

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo markii ugu horaysay ka hadlay Amni Darada muqdisho ka jirta
Next articleShaqaale Ka Tirsanaa Hay,ada Miino Baarista oo Galmudug lagu laayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here