Home Wararka Somaliya Galmudug Shaqaale Ka Tirsanaa Hay,ada Miino Baarista oo Galmudug lagu laayay

Shaqaale Ka Tirsanaa Hay,ada Miino Baarista oo Galmudug lagu laayay

0

Maleeshiyaad Hubbaysan ayaa Xalay Saq dhexe Weerar ku qaadday Shaqaalle ka tirsan hay’adda Miina baadhka ee Hallo trust   kana Howl Gasho magaalada dhabbad ee gobalka galgaduud.

Alle ha unaxariistee Dhamashada labo ka mid ah Shaqaallaha ayaa la xaqiiniyay iyo Dhaawaca Sadex kale oo ku sugnaa Goob ay hay.adu ka daganayd Duleedka Degmda Dhabad.

Arintaan ayaa Lala Xariirinaaya inay Salka Ku hayso aano Qaabiil oo Mudooyinkii Danbe Halkaas Ka Taagnayd.

Ad
Previous articleUkraine oo war kasoo saartay tiro dad ah oo la laayay
Next articleTaliyaha Xooga dalka oo Ciidamadii ugu badnaa ka soo saaray Sh/Hoose, ogaaw sababta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here