Home Wararka Somaliya Galmudug Tiina Intelmann oo Gaartay Dhuusamareeb iyo Qoor Qoor oo Madaxtoyada Kuso Dhaweeyey(Sawiro)

Tiina Intelmann oo Gaartay Dhuusamareeb iyo Qoor Qoor oo Madaxtoyada Kuso Dhaweeyey(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa aqalka madaxtooyada Dowladda Galmudug ku qaabilay wafdi ay hoggaamineyso safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann.

Kulanka oo uu goobjoog ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug ayaa looga hadlay xaaldda guud ee dalka, dimuqraaddiyeynta, kaabayaasha dhaqaalaha iyo mashaariicda midowga Yurub ay ka wadaan deegaannada Dowladda Galmudug.

Ad
Previous article100 qof oo Aroos usocday oo ku dhimaty shil doon
Next articleRaila Odinga oo ku Gooddiyay in uu hor kacayo dibad baxyo kale oo ka dhaca Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here