Home Wararka Maanta 100 qof oo Aroos usocday oo ku dhimaty shil doon

100 qof oo Aroos usocday oo ku dhimaty shil doon

0

In ka badan 100 qof ayaa ku qaraqmatay tiro intaa ka badanna waa la la’yahay ka dib markii dooni ay la socdeen ay ku degtay wabiga Niger ee koonfur galbeed Nigeria, sida ay masuuliyiintu sheegeen.

Markabka ayaa siday in ka badan 300 oo rakaab ah oo ka soo safray gobolka Kwara kuna sii jeeday gobolka Niger ka dib xaflad aroos.

Dadaalada baadigoobaya lagauna samatabbixinaya aya socda, sida ay saraakiishu sheegeen.

Doonta ayaa qalibantay kadib markii ay ku dhacday geed sida uu sheegay mid ka mid ah salaadiinta deegaanka uu sheegay.

Ad
Previous articleMareykanka oo $5 milyan dul dhigay madaxa C/llaahi Cusmaan oo ka tirsan Al-Shabaab Muxuu Qabtaa?
Next articleTiina Intelmann oo Gaartay Dhuusamareeb iyo Qoor Qoor oo Madaxtoyada Kuso Dhaweeyey(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here