Home Wararka Maanta Taliyihii Ciidamada Haramcad ee Galmudug oo dhaawac Soo gaaray u geeriyooday

Taliyihii Ciidamada Haramcad ee Galmudug oo dhaawac Soo gaaray u geeriyooday

0

Allaha unaxaristee Waxaa Geeriyooday Taliyihii Ciidamada Haramcad ee Galmudug xalay Loo Magacaabay, ka dib Markii Taliyihii Ciidankaas uu shalay ku dhaawacmay Dagaalka Gurceel.

Laba xidigle Faarax Muumin Oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciidaanka dowladda Ee Dagaalka Hogaamineysey Ayaa dhaawac Soo gaaray Maanta u geeriyooday sida Lagu qoray Pagka Ciidamada Haramcad

Shalay Ayaa Gurceel waxaa ku dhaawacmay Taliyihii Haramcad ee Galmudug kaas oo qasaaye Magaciisa Lagu Sheegay Balse Taliyahaan Ayaa xalay Lagu Badalay asna ugu dambeyn ayuu dhaawac Soo gaaray Maanta u geeriyooday.

Saraakiisha Dhaawacmay iyo Kuwa dhintay Ayaa dhamaantood ka kala Tirsan gogor, Danab Haramcad

 

Doonyo Hub u siday Kooxda Shabaab oo lagu bur-briyay Duqeymo Cirka ah

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 15-kii Abriil 2025 duqeyn cirka ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni

Dowlada Somaliya oo Sheegtay in 35 Xubnood onShabaab ah lagu dilay Hawlgal ka Dhacay Gobolka Bay

In ka badan 35 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Ciidanka Dowlada oo Kaashanaya kuwa Mareykanka oo Duqeyma ka geestay Aadan Yabaal

Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn culus oo Xalay fiidkii lagula eegtay gudaha degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab. Howlgalkaan

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Dagaalka Aadan Yabaal ee Ciidanka Dowlada looga saaray

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa si faahfaahsan uga hadlay dagaalka dowladiisa kula jirto kooxda Al-shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh oo u muuqday

Ciidanka Dowlada iyo Kuwa Koonfur Galbeed oo Shabaab kula Dagaalamay Duleedka Baydhabo

Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay gaar ahaan degaanka Burjeedka waxa uu dagaal culus ah ku dhex maray Ciidamada Militeriga Soomaaliya iyo kuwa Daraawishta Koonfur Galbeed oo
Ad
Previous articleMagacyada: Saraakiisha Ahlu-suna ee la Qabtay iyagoo Dhaawac ah oo loo wado Gaalkayco
Next articleDhageyso: Dagaalka Guriceel ka Socda Goobaha la kala jooga iyo Qiyaanada Ahlu-suna Sameysay