Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo masuuliyiin kale oo ay kamidyihiin xildhibaano katirsan baarlamaanka Soomaliya ayaa laga soo badbaadiyay weerar lagu qaaday maqaaxi kutaala xeebta Liido halkaas oo shir uu uga socday masuuliyiinta.
“Taliyaha Booliska General Xijaar oo aan la hadlay waxa uu ii xaqiijyay inuu badqabo. Waxa uu ku sugnaa goobta ganacsi ee qaraxa iyo weerarka lagu qaaday. Xildhibaanada wey nabad qabaan” sidaas waxaa bartiisa Facebuuga kusoo qoray xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu.
Ad