Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Taliye Sanbaloolshe Cali Cosoble iyo Cali Jayte oo Gaaray Maxaas Maxaa ka...

Taliye Sanbaloolshe Cali Cosoble iyo Cali Jayte oo Gaaray Maxaas Maxaa ka jira?

0

Taliyaha hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee (NISA) Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo aay wehliyaan Xildhibaanno iyo siyaasiin ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Maamulka demada Maxaas masuuliin kala duwan saraakiil ciidan ayaa wafdiga kusoo dhaweeyay degmada Maxaas.

Masuuliyiintan ayaa degmada Maxaas u soo gaaray dhameestirka shirweynaha mid kamid ah beelaha degan gobolka Hiiran oo ka socdey degmada Maxaas, isla markaana uu go-gosha shirka uu dhigay Taliyaha hay’adda NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo eedeyn u jeedisay Farmaajo iyo Warkaasi oo la beeniyay
Next articleGalmudug oo Maantay si Rasmi ah loogu Soo Kordhiyay Sadex Degmo oo Cusub